Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku xiran xabsiyo kuyaala Puntland

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 13 kuna saabsan Cafis Guud oo uu u fidiyey 66 maxbuus oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiyada Dowladda Puntland. Wareegto kasoo baxday Madaxweyne Siciid Deni ayaa lagu sheegay in maxaabiistan loo cafiyay fadliga bisha Ramadaan owgeed iyo sidoo kale xaalada caafimaad … Continue reading Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay Maxaabiis ku xiran xabsiyo kuyaala Puntland